Horumari naftaada
Qaado go'aan oo
Bilow HadaSCHOOL ACHIEVEMENTS
Here you can review some statistics about our Education Center
Foreign followers
Classes complete
Students enrolled
Certified teachers
Subscribe our newsletter
Si aad u heshid Update keena fadllan Email kaaga halkaa geli
Your e-mail address
Our students Voice
course Advanced Data analyst Excel.
Runtii waxaan kamid ahaa ardaydii sida wacan ugu faa'ideysatay muddadii uu socday course ka
Alhamdulilaah haddane waan ku shaqeeyaa.
Waxaan kun iyo kow jeer ugu mahadcelinaynaa Macallinkeyga oo intaa oo dhan juhdi iyo dadaal igu bixiyey si aan maanta unoqdo qof Professional Data analyst ah
Kun iyo kow jeer Mahadsanid Ustaad .
Abshir Ali Hassan
IT
Basic Couputer ka indhaha ayaa kukala qaaday wllhi waxan lafalgalay dad markii hore techlongy iga reeptay heer waxa gaarsiiyay ee anigii iga faa ideystaan Kun jeer Mahadsnid Ustadkeyga qaliga 🙏
Hassan Abdullahi
IT
Ustaad Eng. Qamaan,
Waxaan si gaar ah kuugu mahadcelinayaa dadaalka, samirka, iyo aqoonta aad nala wadaagtay. Wax badan ayaan ka faa’iideystay casharrada Basic Computer, waxaana ii noqday aasaas muhiim ah oo kor u qaaday fahamkayga iyo xirfaddayda.
Waxaan rajaynayaa in aan weli kasii wato waxbarashadaada, anigoo ku kalsoon in aqoontaada iyo hagitaankaaga ay ii horseedi doonaan horumar intaas ka badan.
Mahadsanid ustaad, Alle ha ku barakeeyo cilmigaaga iyo waqtigaaga.
Bashiir Mohamed Yusuf
IT
LAMAHURAN TECHNOLOGY BLOG
03
Jan
1
27
May
information computer Technology waa shaqo aan ku faraxsanahay inaan barto ama aan qabto,
information computer Technology waa shaqo aan ku faraxsanahay inaan barto ama aan qabto,
20
May
1
Waxaan ka hadli doonaa Suuq geyn (Marketing).
Waxaan ka hadli doonaa Suuq geyn (Marketing).