0
0 reviews
Video Editing
Cashakan waxaad ku baranayaa sida loo sameeyo video editing adigoo isticmaalya application ka adobe premier pro
- Curriculum
- Reviews
Lessons
-
1HordhacPreview 0h00m16s
-
2Lesson1 Sidee loogu duubaa Software ka adobe premier pro computer0h4m42s
-
3Lesson2 Barashada Software Adobe premiere pro0h6m28s
-
4Lesson3 u ogolaashaha Software ku inu isticmaalo Hardware ka computer0h2m44s
-
5Lesson4 Sidee loo sameeyaa project, Waa maxay Project.0h8m02s
-
6Lesson5 Sidee loo so gashadaa muqaalada softwareka, muuqalada loogu habeeya project panelka.0h6m56s
-
7Lesson6 Sida loo soo geliyo Seqeuncy Timeline kaaga0h12m04s
-
8Lesson7 sidee loo doorta muuqal, loo jarjaraa muuqaalada, qoraal loogu dara muuqalka tools panel0h14m16s
-
9Lesson8 sidee loo adeegsadaa ribble edit tools, slip tools iyo pen tools, qaybti labaad ee toolska0h12m56s
-
10Lesson9 sidee video loo editgareeya loo qurxiyaa bar bilaw0h6m33s
-
11Lesson10 sidee wax looga badalaa workspaceka, waa maxay workspace0h8m16s
-
12Lesson11 waa maxay transitions sidee transitions loogu daraa muuqalada0h9m58s
-
13Lesson12 sidee wax looga badalaa astaamaha muuqalka sidee loo adeegsadaa effects control0h9m49s
-
14Lesson13 sidee muuqal astaamihiisa loo siiya muuqal kale, side loo copy gareeya muuqal sequencyga dhexdii0h8m02s
-
15Lesson14 sidee loogu daraa muuqal qoraal iyo sido kale qaabka loo qurxiyo qoraalka aad ku dartay0h9m15s
-
16lesson15 qaabka loogu daro sawiro iyo codad muuqalka aad qurxinayso0h9m27s
-
17Lesson16 Sidee cod loogu dubaa software ka Adobe premiere pro.0h5m08s
-
18Lesson17 sidee muuqalada xawaarahooda loo gaabiyaa slow motion iyo sida loo dheereyo speed up0h10m16s
-
19Lesson18 sidee loo render gareeya muuqalka waa maxay render0h7m34s
-
20Lesson19 sidee loo dhaqdhaqaajiya sawirada iyo muuqalada sidee loo sameeya animation part10h17m32s
-
21Lesson20 sidee loo dhaqdhaqaajiyaa sawirada iyo muuqalada animation part20h9m22s
-
22Lesson21 Muqaal soo dhawayn0h8m21s
-
23Lesson22 sidee background music loogu daraa muuqal waa maxay background music0h9m55s
-
24Lesson23 sidee loo helaa background music, audio effects iyo sawirada iyo muuqalada freega ah iyo kuwa i0h10m40s
-
25Lesson24 sida loo qurxiyo muuqalada muuqalo aynu kasoo saarayno hal muuqal oo dhamaystiran qurux badana0h9m51s
-
26Lesson25 sidee laysugu daraa keyframe iyo audio effects looguna adeegsadaa qaab transition0h9m48s
-
27Lesson26 sidee audio effectska loo adeegsadaa iyo adeegsigoodaba0h9m24s
-
28Lesson27 qaabke laysugu daraa muuqal camera iyo mid aad ku duubtay computer0h9m24s
-
29Lesson28 sidee midabka cagaarka green screen ah loog asaara muuqalka,kalarada laga saari karo muuqalka0h8m16s
-
30Lesson29 qaybaha effectska, kuwa inta badan la adeegsado iyo qaabka loo adeegsado0h11m12s
-
31Lesson30 sidee loo adeegsadaa adjustment layer iy iyo waxa uu yahay0h12m58s
-
32Lesson31 noocyada blurta ee softwareka iyo mid walba qaabka loo adeegsanayo iyo waxa ay ku haboon tahay0h13m15s
-
33Lesson32 sidee loo qariyaa shay dhaqdhaqaaya oo muuqlka kamida iyo sido kale ellibtic, regtangle iyo pe0h15m44s
-
34Lesson33 waa maxay save a copy iyo track sync lock0h8m27s
-
35Lesson34 waa maxay color correction iyo color grading0h5m37s
-
36Lesson35 qaabka loo akhriyo midabada colorska muuqalka adeegsiga waveform0h10m28s
-
37Lesson36 sidee muuqal color correction loogu sameeya basic correction0h13m31s
-
38Lesson37 daaqada creative saturation, vibrance iyo sharpen0h7m00s
-
39Lesson38 qaabka color correction iyo color grading loo sameeyo qaybti sadexaad deegan0h12m52s
-
40Lesson39 sidee loo adeegsadaa lutska laga keeno internetka0h10m09s
-
41Lesson40 qaabka dibada loogu saaro muuqal si dhakhsiyo ah quick exporting0h5m07s
-
42Lesson41 sidee muuqal dibada loogu saaro qaab xeel dheer wax badan aad ka badali karto muuqalka0h15m05s
-
43Lesson42 qaabka loogu duubo adobe media encoder computerka0h4m43s
-
44Lesson43 qaabka muuqal dibada loogu saaroexport adigo adeegsanaya adobe media encoder0h11m48s
Material Videos-ka aan casharada ku samaynayno
Please, login to leave a review
Certificate included
Course details
Lectures
48
Level
Beginner
Basic info
Hadaad course kan qaadatid waxaan hubaa inaad ku shaqaysan kartid.
Course requirements
Compuer
Intended audience
Qof walba
Popular courses
Working hours
| Monday | 9:30 am - 6.00 pm |
| Tuesday | 9:30 am - 6.00 pm |
| Wednesday | 9:30 am - 6.00 pm |
| Thursday | 9:30 am - 6.00 pm |
| Friday | 9:30 am - 5.00 pm |
| Saturday | Closed |
| Sunday | Closed |