News & Events
Adiga ayaa ganacsi abuuran kara.
Markaad ganacsi abuuranaysid qasab maaha inaad heshid lacag badan, waxa muhiim ah inaad heshid.
1. Qol ku haboon meesha ganacsigaaga.
2. Kirada qolka
3. Agabka xafiiskaaga sida
a) Kursi iyo miis adiga ku gaar ah
b) computer kaaga
c) kuraas macaamiishaada kugu fariistaan.
4. Board ka ganacsigaaga.
5. Shaatiga ganacsigaaga
Shantaa qodob hadaad lacag ahaan isku gaysid waxay noqonaysaa $1,700,
Kirada yaanu ka badan $100 ama $150 waayo ganaacsiga cusub qaaliga kuma wanaagsana kirada inta badana kirayso dabaq floor 1.
Agabka xafiiska yaanu ka badan $1200.
Board ka iyo shaatiga isna waa inuu isku noqdaa $250.
Xafiiskaas aan hada ku furay only wuxuu kaaga baahan yahay inaad services ugu samaysid macaamiishaada sida.
1. Website Design
2. Graphic design
3. Video Editing
4. Database
5. Troubleshooting
6. Hardware
7. Wixii electronic, Baabuur, Guri ku iibi ee lagu keeno.
Adiga iyo dadaalkaaga weeye wax walbana hoos ayaa laga soo bilaabaa (Small Business Management).
Ugu danbayn qoraalkan waxaan ka faa’iidaynaa ganasi samaynta inaan wax weyn ahayn ee ay ku xiran tahay adiga iyo kartidaa sidoo kale ay ku xiran tahay aqoon iyo go’aan qaadasho, midna xasuusnaada Nabigeena SCW wuu u duceeyey qofkii ganacsi samaysta waad ducaysan tahay.
Hi, this is a comment.
To get started with moderating, editing, and deleting comments, please visit the Comments screen in the dashboard.
Commenter avatars come from Gravatar.