Have a question?
Message sent Close

information computer Technology waa shaqo aan ku faraxsanahay inaan barto ama aan qabto,

Qofka wuxuu xiiseeyo ama u jecel yahay ayuu bartaa ee wax anaad xiisaynin ma baran kartid,
Lakin hal arin ayaa jirta xiisaha ayaa laba kala ah.

1. Qof xiisihii ka dhamaaday wixii uu baranayayna dhamaysan (Failure)
2. Qof xiisihiisi si raaxo leh ku dhamaystay wuxuu baranayay isla markaana ku guulaystay (Success).

Aniga waxaan talo ahaan idiin siinayaa qof walba qol ama meel qurux badan kaligiis/Kaligeed ha tago ka dib 30 Minutes ha fikiro maxaad ku wanaagsan tahay ama aad xiisaysaa.?

Ka dib waxaad jeclayd mar walba oo aad xiisayn jirtay baro wax kale ha isku baran.

Lakin hal arin ayaa jirta.?
Basic Computer đź–Ą waa lagama maarmaan waxaad doontid baro isaga waa ku muhiim.

Ugu danbayn qoraalkayga waxaan ku soo xirayaa dhalinyarada xooga ha saaran waxay jecel yihiin inay ka midho dhaliyaan mustaqbalka.

Leave a Reply